Make your own free website on Tripod.com
 
                                     
   
NEWS IN ENGLISH MUSIC
   
                                     
   
   
   
 

Wellcome To Abdijama's page!

The Saudi surgical team works to separate the Egyptian twin boys.

st.jpg

Baarlamaanka la ballaariyey ee Soomaaliya ayaa maanta u doortay Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya. Madaxweynaha la doortay Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa wareegi ugu horeeyey ku guuleystay 215 cod. HALKAN KA SII AKHRISO.

mdl.jpg

NAIROBI, Kenya  -- George Obama, the half brother of U.S. President Barack Obama, has been arrested by Kenyan police on a charge of possession of marijuana, police said Saturday.

 
Ra'iisul Wasaare Nuur Xasan Xuseen:
Shaqsi sannadka ee 2008. RIIX HALKAN 
 
 

 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
Afhayeenka Al-Shabaab Shiikh Mukhtaar
Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo meel fagaare ah
 kala hadlay Dadka Baydhabo. HALKAN KA AKRISO.

Foto: calanka
Kooxda AL-SHABAAB YAA GACANTA KU DHIGAY BILAAWGA BISHAAN MAGAALADA BAYDHABO AYAGOO DOONAYA IN AY WAX KA BADALAAN. HALKAAN KASII AKHRISO.

Madax ka socota 53 Dal oo Afrika ah oo uu ku jiro Madaxweynaha Soomaaliya oo uu shir uga bilowday magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya.Magaalada Addis Ababa ee Xarunta u ah Dalka Itoobiya, isla markaana ay ku taalo xarunta Midowga Afrika ayaa waxaa shir uu uga socdaa madax ka socota 53 dal oo Qaaradda Afrika ka tirsan, kuwaasi oo ka arrinsanaya sidii ay u horumarin lahaayeen Qaaradda Afrika oo aad uga dambeysa 4ta Qaaradood ee kale ee dunida.

 
 
 
 
 
 
 
 
 
SHIIKH SHARIIF: “Aad ayay muhiim u tahay in aan caddeyno Xiriirka aan la yeelaneyno dalalka deriska nala ah, waana in aan dhameynaa muranka waqtiga dheer….” AKHRISO

Foto: calankaqubaddii sheeq aadan madoowe u jeediyey baarlamaan somaliya riix halkaan si aad u dhageesato

Cumar Cabdirashid Cali-Sharma'arke

Ra'iisul wasaaraha Soomaalia, wuxuu goor dhowayd ku dhawaaqay wasiirada cusub ee dowladdiisa. waana sida ku qoran liiska. halkan riix.

Daawo Madaxweyne Sheikh Sharif Markii la  dhaarinaayey.

.

Dawooy Abdijabar alkhaliji vedio

shshariif.jpg

MADAXDA SOMALI HALKAAN DAAWO
 

 

 NASHIIDO SOMALI -YAA WADUUD

Add your content here
how to make a website
with out spending anything.
A  website in minutes withsimple tools for
individuals, groups, or small businesses to share
photos and videos, open a store, and build a member login.
 

Masuuliyiintii hore oo lagala wareegaay
xukummada p/land. Sii Akhriso halkan.

Maamulka Gudaha ee Maxkamadaha Islaamka ayaa si weyn u soo dhaweeyay doorashada madaxweynenimada Soomaaliya ee Shiikh Shariif Shiikh Axmed, waxayna shacabka Soomaaliyeed ugu baaqeen in ay taageeraan.

Qaar kamid ah xubnaha cusub
200 oo xildhibaan oo ka socda Isbaheysiga Dib u Xoreynta ee mucaaradka ah ayaa lagu dhaariyay maanta Djibouti, iyadoo lagu bilaabay Shiikh Shariif iyo Shariif Xasan.Dhageyso Dhaarinta
 
 

 
   
 

 
         
 
 

Want to get in touch? You can send me e-mail at:

j-jecelow@hotmail.com

free web stats